Ciwaannada iyo ururada

BBU Rechtsberatung und Rechtsvertretung / Tlada sharciyeed ee BBU iyo wakiil sharciyeed

BBU Rückkehrberatung / Latalinta Dib U Noqoshada ee BBU

Hilfsorganisationen in Wien / Ururada gargaarka ee ku salaysan Vienna

Hay’adahan ku salaysan Vienna ayaa sidoo kale ku caawin kara. Sidoo kale waxaa jira ururo gargaar oo ka jira magaalooyinka kale ee Awstiriya. Talladoodu waa lacag la’aan. Ma doonaysaa in aad ogaato halka ay hay’adda gargaarku ku salaysan tahay? Weydii wakiilkaaga.

Waxay bixisaa talo, waxbarasho iyo taageero.

 

Xagee:

Albrechtskreithgasse 19-21
1160 Wien

 

Xiriirka:

+43 1 488 31 0
office@caritas-austria.at
Websaydka

 

 

Waxay bixisaa talo, waxbarasho iyo taageero.

 

Xagee:

Steinergasse 3/12
1170 Wien

 

Xiriirka:

+43 1 402 67 54
fluechtlingsdienst@diakonie.at
Websaydka

 

Waxay kuu sheegaysaa meelaha Caritas ee kuu dhow. Caawimaad ku aadan ku noqoshada ikhtiyaariga ah ee dalkaaga hooyo.

 

 Xagee:

Albrechtskreithgasse 19-21
1160 Wien

Xiriirka:

+43 1 448 31 447
rueckkehrhilfe@caritas-austria.at
Websaydka

Waxay kaa caawinaysaa raadinta qoyskaaga. Waxay kaa caawinaysaa codsigaaga ku aadan dib ula midoobida qoyskaaga.

 

 Xagee:

Wiedner Hauptstraße 32
1040 Wien

 Xiriirka:

Baafinta qoyska::
+43 1 589 00 126
tracing@roteskreuz.at
http://www.roteskreuz.at/migration-suchdienst/suchdienst/

 

 Mideynta qoyska:
+43 1 58 900 789
http://meinefamilie.roteskreuz.at

Ma jiraa qof ku dhaawacay? Markaad la hadasho booliiska, Xarunta Ilaalinta Ka-hortagga Rabshadaha ayaa kula soo xiriiri doonta si ay ku caawiso.

 

 Xagee:

Gobol kasta oo federaal ah

 

Websaydka:

Websaydka

Loogu talagalay gabdhaha iyo haweenka da’da yar:
Way ku caawinaysaa haddii lagugu keenay Awstaria qaab been abuur ah isla markaana lagaaga faa’ideystay jir ahaan iyo/ama dhaqaale ahaan.

 

 Xagee:

Lederergasse 35/12-15
1080 Wien

 

 Xiriirka:

Websaydka

Wuxay kuu sheegaysaa khubarada kuu dhow.

 

 Xagee:

Burggasse 81/7
1070 Wien

 

Xiriirka:

+43 1 532 12 91
asylkoordination@asyl.at
Websaydka

Way ku caawinayaan haddii aad heshey magangelyo ama ilaalin dheeraad ah. Waxay kaa caawinatsaa luqadda, shaqada iyo isdhexgalka.

 

Xagee:

Landstraßer Hauptstraße 26
1030 Wien

 

Xiriirka:

+43 1 715 10 51
wien@integrationsfonds.at
Websaydka

Ma bixiyo la-talin. Mararka qaarkood wuxuu kiisaska aadka u adag kala hadlaa maamulka. Waydii lataliyahaaga sharciyeed haddii uu rabo inuu la xiriiro UNHCR iyo in kale.

 

Xagee:

Wagramer Straße 5
PO Box 550
1400 Wien

 

Xiriirka:

+43 1 260 605 306
ausvi@unhcr.org
Websaydka

U doodayaasha ilaalinta xuquuqda carruurta.

 

 Xagee:

Gobol kasta oo federaal ah

 

 Xiriirka:

Zur Website

Waxay kaala hadlaysaa xaalada qoyskaaga.

 

 Xagee:

Degmo kasta

 

 Xiriirka:

Waydii betrooyahaga/ betrooyadada

Loogu talagalay wiilasha iyo dhalinyarada:
Way ku caawinaysaa haddii lagugu keenay Awstaria qaab been abuur ah isla markaana lagaaga faa’ideystay jir ahaan iyo/ama dhaqaale ahaan.

 

 Xagee:

Vienna Healthcare Group – Favoriten Clinic / Kooxda daryeelka caafimaadka ee Vienna – Rugta caafimaadka ee Favoriten
Kundratstraße 3
1100 Wien

 

 Xiriirka:

+43 699 174 82 186
kfn.via@gesundheitsverbund.at

Facebook: https://www.facebook.com/MEN-VIA-1662588767356813/
Websaydka  

Queer Base waxay caawisaa oo taageertaa dadka khaniisyada, khaniisiinta, laba jinsiyoodka, jinsiga isku dhafan ah.

 

 Xagee:

Linke Wienzeile 102
1060 Wien

 

Xiriirka:

+43 664 659 41 71
asylum@queerbase.at

Notschlafstellen für Jugendliche / Hoyga xaaladaha degdegga ah ee loogu talagalay dhalinyarada

Xagee:

Neumayrgasse 4/Erdgeschoß
1160 Wien

 

Xiriirka:

+43 1 897 52 19
Websaydka

 Xagee:

Mühlweg 26 (Seiteneingang)
3100 St. Pölten

 

Xiriirka:

+43 676 886 447 40
Websaydka

Xagee:

Schubertstraße 17
4020 Linz

 

Xiriirka:

+43 732 60 93 48
Zur Website

 Xagee:

Hauptstraße 60
4040 Linz

 

 Xiriirka:

+43732714058
Websaydka

Xagee:

Mühlgangweg 1
8010 Graz

 

Xiriirka:

+43316482959
Websaydka

 Xagee:

Frauenwiese 31
8605 Kapfenberg

 

 Xiriirka:

+43 3862 229 63
Websaydka

 Xagee:

Siezenheimerstraße 7
5020 Salzburg

 

Xiriirka:

+43 662 43 97 28
Websaydka

 Xagee:

Karawankenzeile 33A
9020 Klagenfurt

 

 Xiriirka:

+43 650 980 93 43
Websaydka

 Xagee:

Marksgasse 3
9500 Villach

 

Xiriirka:

+43 664 886 548 81
Websaydka

Xagee:

Pradlerstraße 75 (Hofeinfahrt)
6020 Innsbruck

 

Xiriirka:

+43 512 58 00 59
Websaydka

Behörden und Gerichte / Hay'adaha iyo maxkamadaha

Sharciyada Xafiiska Federaalka ee Socdaalka iyo Magangalyada ee ku aadan codsigaaga magangelyo. Inta badan waxa jira xafiisyo badan oo ku dhexyaala hal dawlad-goboleed oo federaal ah: xafiis maamul goboleed iyo xafiis laan ah. Weydii lataliyahaaga sharciyeed. Maxkamadda Maamulka ee Federaalku ayaa dib u eegis ku samaynaysa go’aanka Xafiiska Federaalka haddii ay dhacdo cabasho. Weydii lataliyahaaga sharciyeed.

Xagee:

Otto Glöckel-Straße 24
2514 Traiskirchen Haus 17

 

Xiriirka:

+43 2252 5052-7171
bfa-east-ost-einlaufstelle@bmi.gv.at
Websaydka

 Xagee:

Thalham 80
4880 St. Georgen im Attergau

 

Xiriirka:

+43 59133 45 7604
bfa-east-west-einlaufstelle@bmi.gv.at
Websaydka

 Xagee:

Modecenterstrasse 22
1030 Wien

 

 Xiriirka:

+43 59133 98 7004
BFA-Einlaufstelle@bmi.gv.at
Badbaadada

Xagee:

Hernalser Gürtel 6-12
1080 Wien

 

 Xiriirka:

+43 59133 98 7801
BFA-RD-W-Einlaufstelle@bmi.gv.at

 Xagee:

Maria-Theresien-Ring 9
2700 Wiener Neustadt

 

 Xiriirka:

+43 59133 35 7001
BFA-RD-N-Einlaufstelle@bmi.gv.at

Xagee:

Neusiedler Straße 24-26
7000 Eisenstadt

 Xiriirka:

+43 59133 15 7001
BFA-RD-B-Einlaufstelle@bmi.gv.at

 Xagee:

Derfflingerstraße 1
4020 Linz

 

 Xiriirka:

+43 59133 45 7001
BFA-RD-O-Einlaufstelle@bmi.gv.at

 Xagee:

Sauraugasse 1
8010 Graz

 

 Xiriirka:

+43 59133 65 7001
BFA-RD-ST-Einlaufstelle@bmi.gv.at

 Xagee:

Trattengasse 34
9500 Villach

 

Xiriirka:

+43 59133 25 7001
BFA-RD-K-Einlaufstelle@bmi.gv.at

 Xagee:

Münchner Bundesstraße 202
5020 Salzburg

 

Xiriirka:

+43 59133 55 7001
BFA-RD-S-Einlaufstelle@bmi.gv.at

Xagee:

Dr.-Franz-Werner-Straße 34
6020 Innsbruck

 

Xiriirka:

+43 59133 75 7001
BFA-RD-T-Einlaufstelle@bmi.gv.at

Xagee:

Reichsstraße 175
6800 Feldkirch

 

Xiriirka:

+43 59133 85 7001
BFA-RD-V-Einlaufstelle@bmi.gv.at

 Xagee:

Erdbergstraße 192-196
1030 Vienna

 

 Xiriirka:

+43 1 60149 0
einlaufstelle@bvwg.gv.at
Websaydka

 Xagee:

Derfflingerstraße 1
4020 Linz

Xagee:

Schlögelgasse 9
8010 Graz

 Xagee:

Werner-von-Siemens-Straße 7
6020 Innsbruck

Shaxda tusmada
U laabo dulmarka